Trump oo xayiraad kusoo rogay Saraakiil u dhalatay Tanzaniya kahor inta uusan xilka wareejin

Madaxweynaha maanta xilka ka degaya ee dalka Mareykanka Donald Trump ayaa xayiraad adag oo dhinaca safarka ah kusoo rogay saraakiil iyo masuuliyiin kale oo u dhashay dalka Tanzaniya . Saraakiishan xayiraada kusoo rogay Madaxweyne Donlad Trump oon magacyadooda Warbaahinta loo soo bandhigin ayaa lagu eedeeyay in ay majo xaabiyeen doorashadii dalka Tanzaniya ka dhacday bishii … Continue reading Trump oo xayiraad kusoo rogay Saraakiil u dhalatay Tanzaniya kahor inta uusan xilka wareejin